Goobjoog

Villa Hargeysa: Arrimaha Miiska Saaran Si Loo Xalliyo Khilaafka Golaha Shacabka

Hadda aqalka sare ayaa isku dayaya in uu xalliyo khilaafka golaha shacabka, waxa-yaabaha laga filan karo waxaa ka mid ah in la helo: 1 . mudeynta mooshinka oo labada dhinac…

Villa Hargeysa: Arrimaha Miiska Saaran Si Loo Xalliyo Khilaafka Golaha Shacabka

Hadda aqalka sare  ayaa isku dayaya in uu xalliyo khilaafka golaha shacabka, waxa-yaabaha laga filan karo waxaa  ka mid ah in la helo:

1 .   mudeynta mooshinka oo labada dhinac ay  ku qanacsanyihiin ee khilaafka golaha shacabka.

  1.  mudeynta golaha shacabka iyo xallinta khilaafka in loomaro sida uu qabo Dastuurka qaranka iyo xeer-hoosaadka golaha shacabka.
  2.  in codbixinta mooshinka ay u dhacdo si qarsoodi ah.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments