Goobjoog

Villa Hargeysa: Kulmo Ah Isku Daygii Ugu dambeeyay Ee Khilaafka Golaha Shacabka Oo Socda

Kulammo gooni gooni ah ayaa ka socda Villa Hargeysa oo looga arrinsanayo sidii loo xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya golaha shacabka. Villa Hargeysa ayaa waxaa ku sugan hoggaanka labada aqal…

Villa Hargeysa: Kulmo Ah Isku Daygii Ugu dambeeyay Ee Khilaafka Golaha Shacabka Oo Socda

Kulammo gooni  gooni ah ayaa ka socda Villa Hargeysa oo looga arrinsanayo sidii loo xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya golaha shacabka.

Villa Hargeysa ayaa waxaa ku sugan hoggaanka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka,waxaana socda isku daygii ugu dambeeyay ee xallinta khilaafka golaha shacabka.

khilaafka golaha Shacabka ayaa waxaa uu soo bilowday 14  bishaan Maarso welina wax xal ah lagama gaarin.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments