Sida uu sheegayo Wariyaheenna ku sugan Villa Hargeysa waxaa socda wadahadallo lagu xalinayo Khilaafka.
Kulammo gooni gooni ah ayaa ka socda Villa Hargeysa oo looga arrinsanayo sidii loo xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya golaha shacabka.
Villa Hargeysa ayaa waxaa ku sugan hoggaanka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka,waxaana socda isku daygii ugu dambeeyay ee xallinta khilaafka golaha shacabka.




From the comments