Goobjoog

Ruushka Oo Eryaya Diblomaasiyiin Mareykan Ah

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay in dalkiisa uu eryayo 60 diblomaasiyiin Ruush ah, taasi oo jawaab u ah go’aanka Washington ay ku eriday dibloomaasiyiinta Ruushka. Waxaa uu sheegay…

Ruushka Oo Eryaya Diblomaasiyiin Mareykan Ah

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay in dalkiisa uu eryayo 60 diblomaasiyiin Ruush ah, taasi oo jawaab u ah go’aanka Washington ay ku eriday dibloomaasiyiinta Ruushka.

Waxaa uu sheegay in Moscow ay u yeertay safiirka Mareykanka ee Ruushka si ay u gaarsiiso arrintan.

Sergey Lavrov ayaa intaas ku daray in Ruushka uu sidoo kale u xirayo qunsiliyadda Mareykanka ee ku taallo magaalada  Saint Petersburg.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments