Guddoomiyaha Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa daah furay Ololaha beeridda Cows macmal ah, kaasi oo u jeedkiisu yahay in xoolaha ay ka faa’ideystaan xilliyada abaarta ay jirto.
Guddoomiye Cali Jeyte ayaa sheegay in Cowskan ay cuni doonaan xoolaha xilliyada ay jiraan abaaraha waxaa uuna yiri .
“Waa arrin muhiim ah dadka xoolaleyda ah maalin walba waxaa ay ka cowdaan abaar iyo barokac markii ay abaar timaadana xoolihii waa ay baaba’ayaan, haddii lagaranayo in todobo maalmood Cows lagu beero ama wax soo saar lagu heli karo waxaa meesha ka baxaya in laxoolo beelo”.




From the comments