Goobjoog

Muqdisho: Waddooyinka Oo Saakay Xiran Ka Hor Kulan Lafilayo In Ay Yeeshaan Xildhibaannada Golaha Shacabka

Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, iyada oo la dhigay ciidamada ammaanka, ka hor kulan la filayo in ay yeeshaan Xildhibaannada golaha Shacabka. Ciidamo is kugu jira Nabad-sugid…

Muqdisho: Waddooyinka Oo Saakay Xiran Ka Hor Kulan Lafilayo In Ay Yeeshaan Xildhibaannada Golaha Shacabka
?????

Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, iyada oo la dhigay ciidamada ammaanka, ka hor kulan la filayo in ay yeeshaan Xildhibaannada golaha Shacabka.

Ciidamo is kugu jira Nabad-sugid iyo millatari ayaa la dhigay waddooyinka soo kala xarunta Baarlamaanka .

Dad badan oo lugeynayo ayaad ku arkeysaa waddoyinka Muqdisho, iyaga oo ka walwalsan xaaladda kulanka golaha Shacabaka.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments