Dalka Australia ayaa sheegay in 8 dal keliya loo oggol yahay is-xambaarka halka dalal ay ku jirto Soomaaliya barnaamijkan laga reebay.
Dalalka loo oggolaaday waxaa ka mid ah: the Democratic Republic of Congo, Afghanistan, Eritrea, Ethiopia, Myanmar, Bhutan, Syria iyo Iraq.
Dalalka kale oo laga reebay barnaamijkan is-xambaarka waxaa ka mid ah: Soomaaliya, South Sudan, iyo Iran, arrintan oo hey’adaha u dooda xuquuqda qaxootiga ku tilmaameen mid “midab-takoor ah”




From the comments