Kooxo Hubeysan ayaa caawa ku dilay xaafadda Oodweyne ee degmada Deyniile qof rayid ah, dadka deegaanka ayaa sheegay in qofka la dilay uu ahaa Macallin .
Kooxaha ayaa ka baxsaday goobta uu dilka ka dhacay, dilkan ayaa ku soo aadaya iyada oo isla caaway la sheegay in degmada Yaaqshiid lagu dilay qof kale.
Goobjoog News




From the comments