Goobjoog

Madaxweynaha Cusub Ee MyanMar Oo Cafis U Fidiyey Kumanaan Maxaabiis Ah

Wareegto uu soo saaray madaxweynaha cusub ee Myanmar Win Myint ayaa lagu cafiyey in ka badan 8,500 oo maxaabiis ahaa, waxaana ku jira maxaabiistaan cafiska loo fidiyey 36 siyaasiyiin ah.…

Madaxweynaha Cusub Ee MyanMar Oo Cafis U Fidiyey Kumanaan Maxaabiis Ah

Wareegto uu  soo saaray madaxweynaha cusub ee Myanmar Win Myint  ayaa lagu cafiyey in ka badan 8,500 oo maxaabiis ahaa, waxaana ku jira maxaabiistaan cafiska loo fidiyey 36 siyaasiyiin ah.

Muwaadiniinta cafiska loo fidiyey tiro ahaan waxaa ay gaarayaan 8, 490 oo muwaadin ,halka ajaanibta ay gaarayaan 51 qof.

War-murtiyeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Minyamaar ayaa lagu sheegay in ay tahay nabad ku soo dabaalid iyo in la taageero bani’aadanimada.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments