Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in mas’uuliyiin Mareykan ah ay wadahadal la sameeyeen mas’uuliyiin kale oo ka socday dhanka Kuuriyada Waqooyi, si loogu gogal xaaro shirmadaxeedka labada dhinac.
Trump ayaa tilmaamay in wadahadalkan uu ahaa mid toos ah aadna u sarreeya heerkiisa, hadalkan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu martiqaad u fidinayey ra’iisulwasaaraha Japan Shinzo Abe.
Shinzo Abe ayaa bogaadiyey madaxweyne Trump isaga oo tilmaamay in uu qaatay tallaabo geesinimo leh si uu ula kulmo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.




From the comments