Goobjoog

Guddi Loo Saaray Fatahaadda B/weyn

Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho hay’adaha gargaarka safiirada iyo xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, kuwaas oo ka wadahadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka B/weyn oo ka barakacay Fatahaadda webiga…

Guddi Loo Saaray Fatahaadda B/weyn

Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho hay’adaha gargaarka safiirada iyo xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, kuwaas oo ka wadahadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka B/weyn oo ka barakacay Fatahaadda webiga Shabelle.

Dhanka kale waxaa jiray kulamo uu la qaatay ra’iisulwasaaraha culumo udiinka Soomaaliyeed waxayna ka wadahadleen sidii caawimaad loo gaarsiin lahaa B/weyn.

Guddiga loo xilsaaray arrinta B/weyn ayaa waxaa uu ka koobanyahay 22 xubnood waxaana hoggaamin doona ra’iisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments