Goobjoog

Xaalado Bani’aadannimo Oo Duleedka B/weyn Ku Heysta Dadkii Ka Barakacay Fatahaadda Webiga

Dadka ka barakacay magaalada B/weyn ayaa toban beri wax ka badan waxay ku noolyihiin duleedka magaalada gaar ahaan deegaanka Ceel-jaalle. Dadka ku nool Ceel-jaalle ayaan heysan Hooy ay roobka ka…

Xaalado Bani’aadannimo Oo Duleedka B/weyn Ku Heysta Dadkii Ka Barakacay Fatahaadda Webiga

Dadka ka barakacay magaalada B/weyn ayaa toban beri wax ka badan waxay ku noolyihiin duleedka magaalada gaar ahaan deegaanka Ceel-jaalle.

Dadka ku nool Ceel-jaalle ayaan heysan Hooy ay roobka ka galaan gaar ahaan Bacaha sidoo kale dadka ayaan heysan waxyaabaha nolosha asaasiga u ah sida Musqulo biyo iyo cunto ay cunaan intaba.

Dadka ayaa ka barakacay fatahaadda webiga Shabelle, waxayna dageen duleedka magaalada halkaasi oo ay ku heysato xaalad bani’aadannimo.

 

 

 

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments