Sida laga soo xigta xafiiska madaxweynaha Kuuriyada Koofureed in dalka Kuuriyada Waqooyi uu xiri doono bisha Soo socot xarunta tijaabada Nukliyeerka.
Arrinkan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli la shaaciyey in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu wadahadallo uu la qaadan doono todobaayada soo socda hoggaamiyaha dalkaasi.
Trump ayaa dhankiisa sheegay in kulanka uu la qaadan doono hoggaamiyahay Kuuriyada waqooyi uu yahay mid aad muuhimad u leh.




From the comments