Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta Hiiraan.
Madaxweynaha ayaa waxaa uu durbaba xarunta AMISOM shir kula galay saraakiisha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo AMISOM ee ku sugan gobolka.
Baladweyn waxaa ka jirta fatahaad, in ka badan 150 kun ayaa ka qaxay magaalada iyaga oo tuban meel ka baxsan magaalada.




From the comments