Goobjoog

Gabar U Shaqeysa Qaramada Midoobay Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

Kooxo hubeysan ayaa goordhow magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen qof dumar ah, gaar ahaan Suuqa Bakaaraha. Gabarta la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maryan Cabdullahi, waxaana la sheegay in…

Gabar U Shaqeysa Qaramada Midoobay Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

 Kooxo hubeysan ayaa goordhow magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen qof dumar ah, gaar ahaan Suuqa Bakaaraha.

Gabarta la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maryan Cabdullahi, waxaana la sheegay in ay u shaqeyneysay hay’adda Qaramada Midoobay ee WHO.

Kooxaha dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana gaaray meesha uu dilka ka dhacay ciidamo ka tirsan dowladda soona qaaday meydka Gabarta iyaga oo keenay xarunta dambi baarista ee CID.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments