Sida lagu qoray warbixinta hey’adda African Centre for Strategic Studies ee laga leeyahay Mareykanka waxaa ay sheegeysaa in Al-shabaab noqotay kooxda ugu dilka badan qaaradda Afrika.
Xarakada Al-shabaab waxaa la sheegayaa in 2016-kii tusaale ahaan ay dileen in ka badan 4,000 oo qof taas ka badan intii hore.
Sida ay warbixinta sheegeyso, Al-shabaab waxaa kor u qaadeen dilka marka la barbardhigo sanadkii ka horreeyay ee 2015-ka, tiro ahaan 2015 waxaa ay dileen 3,046 halka 2016kii lagu sheegay 4,281.




From the comments