Xukuumadda Somaliland ayaa khamiistii go’aan ka soo saartay hey’adaha laga leeyahay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee ka shaqeeya dhulkeeda.
Shir ay golaha wasiirrada yeesheen oo uu goobjoog ka ahaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa la go’aamiyay 3 qodob
1. In guddi loo saaro hirgelinta barnaamij shaqo qaran ee horay u ballanqaaday xisbiga talada haya ee Kulmiye.




From the comments