Guddoomiyaha G/ Benaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow ayaa raali-gelin k bixiyay hadal dhowaan ka soo yeeray,kaasi oo ku saabsanaa in gobolka uu ka shaqeyn la’yahay Baarlamaanka Soomaaliya.
Egn Yariisow ayaa raali gelin u diray Baarlamaanka Soomaaliya isaga oo tilmaamay in hadalkiisa si qalad ah loo fasiray uuna ka raali-gelinayo dhammaan Xildhibaannada Baarlamaanka.
Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ka dalbaday in uu Baaralmaaanka uu ka gaarssiyo raali-gelintaan.




From the comments