Goobjoog

Wasaaradda Waxbarashada Oo Baahisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga Ah

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa baahisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah, kaasi oo ay qaadeyso wasaaradda. wasaaradda ayaa sheegtay in Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare…

Wasaaradda Waxbarashada Oo Baahisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga Ah

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa baahisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah, kaasi oo ay qaadeyso wasaaradda.

wasaaradda ayaa sheegtay in Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare la qaadi doono 19 Bishan May.

Haddaba halkan ka akhriso Jadwalka Imtixaanka oo ay soo dhajisay Wasaaradda Waxbarashada.

 

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments