Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay nuuca Dastuur oo Soomaaliya ay yeelanyso, hadalkan ayaa waxaa uu ka sheegay shir maanta looga hadlayey arrimaha dib u eegista Dastuurka.
Madaxweyne Gaas ayaa sidoo kale waxaa uu sharraxaad uu ka bixiyey nuuca Fedaraal ee ku haboon in la qaato mar uu arrimahaas ka hadalayey waxaa uu yiri.
“Haddaad maqashaan Fedaraalisam noocee ah ayaan qaadaneynaa waa Fedaraal ma rabno, maxaa ku jaban in la qaato Fedaraal Qabiil oo Khariideysan oo qoloba meesheeda ay degantahay”.




From the comments