Qaxooti u dhashay dalalka Soomaali iyo Iran ah oo ku sugan xeebaha dalka Nauru ee ku yaalo koonfurta badweynta Pacific-ga ayaa la sheegayaa in imtixaankii dib-u-dejin loogu sameyn lahaa Mareykanka lagu riday.
150 qaxooti ah ayaa loo ballamiyay imtixaanka, waxaana lagu waramayaa in lagu riday imtixaanka dadka ka soo jeeda dalalka Soomaaliya iyo Iran.
Dadka imtixaanka lagu riday waxaa ka mid ah qoysas iyo caruur, sida laga sheeganaya haweeneyn Iran ayaa Isniintii isku-deyday inay is disho kadib markii ay ku dhacday Imatixaanka.




From the comments