Goobjoog

Dhageyso: Dagaal Beeleed Dib Uga Billowday Gobolka Sanaag

Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa lagu soo waramayaa inuu haatan ka soconayo deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararka Goobjoog News, ay…

Dhageyso: Dagaal Beeleed Dib Uga Billowday Gobolka Sanaag

Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa lagu soo waramayaa inuu haatan ka soconayo deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, kaasi oo khasaare kala duwan geystay.

Wararka Goobjoog News, ay ka heleyso Ceel Afweyn ayaa waxay sheegayaan in khasaare kala duwan uu dagaalkan ka dhashay, iyadoo dagaalka oo saakay billowday weli uu socdo.

Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhintey Saddex, iyadoo dhaawacuna intaasi ka badan yahay.

Waxaa socota dedaallo badan oo ay wadaan waxgaradka Sanaag, si loo damiyo dagaalladan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments