Goobjoog

Faahfaahin Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Wanlaweyn

ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miinada lagu aaso dhullka, waxaa uuna…

Faahfaahin Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Wanlaweyn

ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose.

Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miinada lagu aaso dhullka, waxaa uuna ka dhacay Suuq lagu iibiyo qaadka oo lagu magacaabo Muuri.

ilo wareedyo ayaa Goobjoog News u sheegay in xilliga uu qaraxa dhacayey uu Suuqa ahaa mashquul taas oo keentay in ay dhintaan 1o qof oo rayid ah.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments