Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inaanay ka qeybgali doonin shirka looga hadlayo arrimaha dastuurka, kaasi oo maalinta berri (Axad) ah ka furmaya magaalada Muqdisho.
Aadan Ibraahim Aw Xirsi oo ah wasiirka wasaaradda Dastuurka ee Jubbaland ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in Jubbaland aanay qeyb ka noqon doonin shirkaasi.
Sababta aysan Jubbaland shirkan uga qeybgaleen wasiirka faah faahin dheeraad ah kama aanu bixin, hase ahatee wuxuu tilmaamay in maamulkooda aanu ka qeybgaleen.




From the comments