Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabanaya deegaannada kala duwan ee Puntland imtixaankii shahaadiga ee dugsiga Dhaxe iyo Sare.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo Fariin u diray Godoomiyeyaasha Waxbarashada Gobolada Degmooyinka iyo laamaha Amniga Puntland.
Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Maxammed Cali Faarax (Farmayeeri) oo shir jaraa’id ku qabtay Maalintii khamiista magaaalada Garoowe ayaa sheegay, in maalinta sabtida ah ee soo socota[Maanta] si rasmi ah loo daahfurayo, Imtixaanka Shahaadiga ah guud ahaan degaannada Puntland.




From the comments