Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha qaraxan ee dib u eegsita dastuurka, waxaana ka qeybgalay furitaankiisa madaxda DFS iyo dadweyne badan.
Guddoomiyaha golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiyaha aqalka sare C/xaashi, Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Xasan Cali, 300 qof oo ka dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ka yimid iyo mas’uuliyiin kale ayaa shirkaan ka qeybgalay.
Shirkan ayaa socon doona illaa 15-ka bishan May, waxaana looga hadlayaa inta uu socdo qabyo-tirka dastuura iyo arrimo kale oo isla dastuurka ah.




From the comments