Goobjoog

Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Saddex Sano Oo Xabsi Ah

Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay boqor Buur-madow ka dib markii uu horay maxkamaddaan uu uga qaatay Racfaan. Boqor Buur-madow ayaa maxkamadda gobolka Maroodi-jeex…

Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Saddex Sano Oo Xabsi Ah

Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay boqor Buur-madow ka dib markii uu horay maxkamaddaan uu uga qaatay Racfaan.

Boqor Buur-madow ayaa maxkamadda gobolka Maroodi-jeex waxay horay ugu xukuntay shan sano oo xabsi ah ka dib markii lagu soo eedeeyay in uu ku tuntay Dastuurka.

Boqor Buur-madow ayaa xukunka maxkamadda waxaa uu ka qaatay Racfaan balse maanta ayey dib ugu xukuntay saddex sano oo xabsi ah.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments