Dhageyso: Qof Idaacad U Ah Dadka Hobyo ku Nool

Magaalada Hobyo malahan Idaacad, oo inta badan hirarka ma gaaraan si ay dadka kala socdaan wararka iyo dhacdooyinka jira balse Cawil Cali Diiriye oo ku nool magaalada ayaa adeegsada Mikrofoon isaga oo markaasi naadiya waxyaabaha ay dadka rabaan sida kulumada.
Cawil Cali Diiriye ayaa noqday isha kaliya oo bulshada reer Hobyo ay ka ogaadaan waxa jira isaga oo Mikrofoonka ku naadiya waxa jira markaasi .
Habkaan ayaa ah habakii hore oo dadka ay isku gaarsiin jireen wararka iyo dhacdooyinka jira ka hor inta aan la helin Teknoloojiyadda.
Halkaan hoose ka dhageyso
Goobjoog News