Kalluumeysatada ku sugan deegaanka Deenoood ee gobolka Mudug ayaa wajahaya dhibaatooyin dhanka Kalluumeysiga ah ka dib markii Maraakiib Jariif ah ay ka burburiyeen qalabkii ay ku kalluumeysanayeen.
Duune Maxamed Aadan oo ka tirsan Kalluumeysatada deegaanka Deenood ayaa Goobjoog News uga warramay dhibaatooyinka heysta kalluumeysatada.
“Kalluumeysatadii qalabkii waa ay ka qaateen qaarana way burburiyeen, Maraakiibta looma dhowaan karo aad ayey u hubeysanyihiin “.



From the comments