Barakacyaasha ku nool Xeryaha magaalada Muqdisho waxaa ay galeen habeenno uusan roobka ka kala go’in waxay hooy u noqdeen biyo daad ah oo waxay jiifaan banaaka.
Dadkan ayaa sheegay in aysan heysan meel ay ka galaan dhibicda roobka mana aysan helin wax gargaar ah sida ay sheegeen.
Barakacyaashan ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya in ay u keento booyado biyaha ka qaada guryahooda, iyaga oo tilmaamay inaysan haysan meel ay hooy ka dhigtaan.




From the comments