Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag ay haatan ka jirto degmadaasi oo dhowaan uu ku fatahay wabiga Shabelle.
Guddoomiyaha degmadaasi C/raxmaan Daahir Guure ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in laga baqayo in fatahaadda ay kala xiraan xaafadaha degmadaasi qaarkood.
Waxa uu sheegay guddoomiyaha in Biyaha oo xowli ku socda ay galeen xaafado badan, waddooyinka qaarna ay xirmeen.




From the comments