Diblomaasiyiin Mareykan ah ayaa gaaray K/ Waqooyi si ay u diyaariyaan shirmadaxeedka la filayo inuu dhexmaro Madaxweyne Trump iyo dhiggiisa Kim Jong-un.
Trump ayaa ku dhawaaqay Khamiistii la soo dhaafay inuu ka baxay shirmadaxeedkii lagu wadan in lagu qabto dalka Singapore bisha soo socota ee June.
Kim ayaa Sabtidii waxaa uu kulan la yeeshan dhiggiisa K/Koofureed Moon Jae-in iyaga oo ka wadahadlay inaan la baajin shirmadaxeedka Mareykanka iyo K/ Waqooyi.




From the comments