Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba.
Soomaaliya xilliyada roobka waxay ku yeelataa Korontada saameyn aan wanaagsaneyn taasi oo ah in khatar geliso nafta dadka iyo duunyada intaba.
Xilliyada roobka waxaa ka dhasha Korontada khasaare hantiyadeed iyada oo taasi sii dheertahay in ay dadka u geysato dhibaatooyin badan .




From the comments