Goobjoog

Dhageyso: Sida Ay U Shaqeeyaan Maxkamadaha Maamulka K/galbeed

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee K/galbeed Axmed Cali Muuse ayaa ka hadlay sida ay u shaqeeyaan Maxkamadaha maamulkaasi. Guddoomiye Axmed Cali Muuse oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay…

Dhageyso: Sida Ay U Shaqeeyaan Maxkamadaha Maamulka K/galbeed

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee K/galbeed Axmed Cali Muuse ayaa ka hadlay sida ay u shaqeeyaan Maxkamadaha maamulkaasi.

Guddoomiye Axmed Cali Muuse oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Maxkamadaha maamulka K/galbeed Soomaaliya ay si wanaagsan u shaqeeyaan isla markaasna aysan jirin qabado hortaagan .

Dacwadaha ay qabtaan Maxkamadaha maamulka K/galbeed Soomaaliya ayaa u badan waqtigan kiisaska la xiriira is qabqbsiga ka dhasha dulalka taasi oo mararka qaarkood ka dhasha shacabka dhexdiisa.

Halkan hoose ka dhageyso.

 

 

 

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments