Waxaa maanta xilka loo dhaariyay Baashe Yuusuf Axmed oo axaddii uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay xilka guddoomiyaha maxkamadda sare.
Baashe ayaa la magacaabay kadib markii cabasho laga keenay Ibrahim iidle oo isaga xilka uga horeeyay, waxaa uuna Faraamjo sheegay in ay qeyb ka tahay dib u habeynta garsoorka.
Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed waxaa uu dhashay June 25, 1982dii, waxaa uu wax ku bartay, kuna noolaa Hargeysa, Somaliland.




From the comments