Somaliland ayaa ka mamnuucday in ay ka howlgalaan deegaannadeeda Telefishinnada SBS iyo Somnews
Qoraal ay baahisay wakaaladda wararka ee SOLNA oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa lagu yidhi.
“Waxa caddaan ah in labada telefishan ee kala ah SBS TV & SOMNEWS TV ay ku kaceen falal olole siyaasadeed iyo dagaal borobagaande cad oo ay ku hayaan qaranka Jamhuuriyadda Somaliland”.




From the comments