Waxgarad kasoo jeedda deegaannada Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxda maamulkaasi in wadahadal ay ku dhammeeyaan khilaafka jira.
Waxay waxgaradkani ay sheegeen in madaxda Galmudug laga doonayo iney dhammeeyaan khilaafka dhexdooda ah, islamarkaana laga taxadaraan wax walbo oo dhib u keenaya jiritaanka maamulkaasi.
Sidoo kale, waxgaradkan ayaa sheegay in marnabo aan loo dulqaadaneyn farogelin lagu sameeyo maamulka Galmudug oo ay tilmaameen in waqti badan uga soo baxay dhismahiisa.




From the comments