Dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay 12 Al-shabaab ah ku dileen weerar ay ka fuliyeen meel ka baxsan magaalada caasimadda ee Muqdisho.
Saraakiil u hadashay xafiiska howl-gallada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in sanadkan keliya ay 15 weerar oo cirka ku qaadeen Al-shabaab.
Sanadkii hore, waxaa ay sidoo kale fuliyeen weerarro badan kadib markii madaxweyne Trump uu ogolaaday in la ballaariyo howlaggallada.




From the comments