Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Furmay Baydhabo
Sheeko:Dalka
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow wuxuu magaalada Baydhabo ka furay shirka golaha amniga qaranka.
Shirkan ayaa looga hadlayaa arrimo ku saabsan amniga dalka, dib u dhiska ciidamada iyo arrimo kale.
Waxaa shirkan ka qeybgalaya madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ka jira.
Halkaan ka akhriso ajendaha shirka (Riix)