Goobjoog

Trump Oo Ugu Baaqay Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi In Uu Soobooqdo Aqalka Cad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu eegi doono in uu u yeero hoggaamiyaha kuuriyada waqooyi si uu u soo booqdo aqalka cad haddii shirmadaxeedkooda Singapore uu si wanaagsan…

Trump Oo Ugu Baaqay Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi In Uu Soobooqdo Aqalka Cad
US President Donald Trump delivers the State of the Union address in the chamber of the US House of Representatives in Washington, DC, on January 30, 2018. / AFP PHOTO / POOL / Win McNamee (Photo credit should read WIN MCNAMEE/AFP/Getty Images)

Madaxweynaha Mareykanka  Donald Trump ayaa sheegay in uu eegi doono in uu u yeero hoggaamiyaha kuuriyada waqooyi si uu u soo booqdo aqalka cad haddii shirmadaxeedkooda Singapore uu si wanaagsan u dhaco.

Hadalkan ayuu Trump sheegya ka dib markii uu la kulmay ras’iisulwasaaraha Shiinaha Shinzō Abe, kaasi oo ay ka wadahadlayeen shirmadaxeedka soo socda ee hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ee 12 June.

Mareykanka iyo xulufadiisa ayaa waxay u arkaan in Kuuriyada Waqooyi ay iska dhaafto hubka Nukliyeerka, balse Trump ayaa qiray in xaqiijinta arrintaas ay qaadaneyso waqti ka badan hal shirmadaxeed.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments