Mid ka tirsan askarta commandosta Mareykanka ayaa lagu dilay halka 4 kalana lagu dhaawacay weerar lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya.
Weerarka waxaa uu ka dhacay dowlad goboleedka Jubbaland, hoobiyeyaal ayaa lagu garaacay ciidamada xilli ay wadeen howlgal.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa tacsi u diray askartaas, isaga oo bartiisa Twitter soo dhigay dhambaal uu ku leeyahay




From the comments