Goobjoog

Gaas Oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa wuxuu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool. Gaas ayaa xilkaan u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle, wuxuuna u rajeeyay in shaqadiisa u guto sida…

Gaas Oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa wuxuu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool.

Gaas ayaa xilkaan u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle, wuxuuna u rajeeyay in shaqadiisa u guto sida loogu dhiibay.

Gobolka Sool waxaa ka jira xiisad u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland, iyaga oo marar badan ku dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolkaasi.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada:

Goobjoog News

 

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments