Warar goordhow soo baxay ayaa sheegaya in xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga ay duqeeyeen dekadda Xudeyda ee dalka Yemen.
Dagaalkan oo ka dhan ah kooxda ay Iran taageerto ee Xuutiyiinta, oo magaalada in muddo ah heystay ayaa lagu waramayaa inuu yahay midkii ugu adkaa oo halkaasi ka dhaca muddo 3 sano ah.
Dekaddan Xudeyda waa goobta ay ka soo degaan gargaarka loogu talo-galay dalkaasi, waana muhiim marka laga hadlayo ilaha dhaqaale ee dalkaasi.




From the comments