Goobjoog

Yemen: Imisa Ayaa Xulafada Iyo Xuutiyiinta Uga Dhimatay Dagaalka Xudeyda?

Dalka Imaaraadka oo ka tirsan xulafada Sacuudiga hoggaamiyo ee dagallada kula jirta Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegaya in 4 ka tirsan ciidamadiisa lagu dilay dekadda Xudeyda. Dhinaca kale, wararka ayaa sheegaya…

Yemen: Imisa Ayaa Xulafada Iyo Xuutiyiinta Uga Dhimatay Dagaalka Xudeyda?

Dalka Imaaraadka oo ka tirsan xulafada Sacuudiga hoggaamiyo ee dagallada kula jirta Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegaya in 4 ka tirsan ciidamadiisa lagu dilay dekadda Xudeyda.

Dhinaca kale, wararka ayaa sheegaya in 22 ka tirsan Xuutiyiinta iyana halkaasi lagu dilay, waa dagaalkii ugu xooganaa muddo 3 sano ah.

Dhinaca kale, golaha ammaanka ayaa lagu wadaa maanta oo khamiis ah inuu arrinta Yemen ka yeesho kulan degdeg ah.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments