Maamulka Gobolka Banaadir ayaa burburiyey dhismaha Garoonka kubadda cagta ee Jeenyo kaasi oo si sharci darro ah loo dhistay
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa goobjoog ka ahaa goobta ay bur burinta ka socotay waxaa uuna sheegay in dhismahaas uu ahaa mid sharci darro ah.
Waaxda howlaha guud ee Gobolka banaadir ayaa burburisay maanta dhismayaalkan ku yaalay agagaarka Garoonka Kubadda Cagta ee Jeenyo.




From the comments