Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay 16-kii Bishan wada gaadheen Dowladaha Soomaaliyea iyo Itoobiya.
Maxamed Cabdi Waare, madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo u warramayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay ka maamul Goboleed ahaa ugu jirto faa’iido weyn oo dhanka maal gashiga ah.
“Annagu Hirshabeelle haddaan nahay xuduud baan ku naallaa, aad baanu usoo dhaweynaynaa in la furo Kastanka Feerfeer, in meeshaasi ay tahay meel laga ganacsada oo intay xero Millieri ku oolli lahayd, waxaa ka habboon in Kastan ku yaal in Immigration ku yaal ayaa fiican, ayuu yidhi mudane Waare.




From the comments