Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa sheegay in dalkiisa uu wafdi u diri-doono Itoobiya si qaab dhow oo toos ah ula socdaan xaaladda iyo isbadallada halkaas ka dhacay.
Isaias Afwerki oo arrintaas ka hadlayey waxaa uu yiri“Waxaan wafdi u direynaa Adis Ababa si horukaca ugu qiimeeyaan si toos ah oo qotto-dheer iyo inaan dejinno qorshe shaqo oo joogta ah mustaqbalka”
Dhinaca kale, Isaias Afwerki waxaa uu intaasi raaciyay inay muhiim tahay in lala socdo isbadallada ka dhacaya gobolka gaar ahaan dalka Itoobiya.




From the comments