Boqor Buurmadow Oo Xabsiga Laga Sii Daayay
Sheeko:Dalka
Maxkamadda Hargeysa ayaa maanta sii deysay Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ugu caansan deegaannada Somaliland.
Buurmadow ayaa xabsiga la dhigay kadib markii uu ka qeybgalay xaflad dhaqameed ka dhacday deegaannada Puntland, iyadoo horay saddex sano loogu xukumay waxaana isku raacay labada Maxkamadood ee darajada 1-aad iyo Racfaanka.
Goobjoog News