Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa ku raacday Donald Trump go’aankiisii ahaa in lix dal oo Muslimiin u badan aysan soo geli karin gudaha Mareykanka.
Maxkamadaha hoose ayaa u arka mamnuucista Trump mid aan dastuuri aheyn balse maanta ayaa maxkamadda sare ee Mareykanka ay ku raacday go’aanka Donald Trump.
Trmp ayaa ballanqaaday xilligii uu ku jiray ololaha doorashada in uu Mareykanka uu ka mamnuuci doono dadka u dhashay lix dal oo Muslimiin ah inay soo galaan dalkiisa.




From the comments