Ciidamada ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa xabsiga dhigay dad lagu eedeeyay inay sicir barbar ku abuureen Suuqyada ganacsiga ee Magaalada .
Howlgal ay si wadajir u sameeyeen ciidanka Booliska iyo kuwa Milatariga ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen qaar ka mid ganacsatada oo lagu eedeeyay in wadeen falal la xiriira sicir barar.
Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Galmudug Cabdi jaamac Cabdulle ayaa sheegay inay digniin u dirayaan ganacsatada ku howlan sicir bararinta Suuqa.




From the comments